Beelweynta Bahabar Cabdalle ayaa cududooda ku biiriyay xisbigii xoogu ka galay ee Wadani. Salaadiinta, dhalinyarada iyo waxgaradka beelweynta Cabdalle ayaa goobta ka hadley ayagoon u baahneyn inay is muujiyaan mowqifkooduna hore u cadaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS