X

Beelweynta Bahabar Cabdalle (Samaroon) oo cududooda ku biiriyay xisbiga Wadani

Beelweynta Bahabar Cabdalle ayaa cududooda ku biiriyay xisbigii xoogu ka galay ee Wadani. Salaadiinta, dhalinyarada iyo waxgaradka beelweynta Cabdalle ayaa goobta ka hadley ayagoon u baahneyn inay is muujiyaan mowqifkooduna hore u cadaa.



 ​​



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.