11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beeralayda deegaanka Idhanka ee Gabiley oo ka cawdey Axmed Muumin Seed

Beeralayda deegaanka Idhanka ee Gabiley ayaa ka cawdey wasiirka beeraha ee Muuse Biixi magacaabay ee Axmed Muumin Seed oo lagu eedeeyay in hal dhinac kaliya u xaglinaayo oo uu gabay hawshiisa. Hore ayaa loogu baaqay in la eryo maadaama uuna aqoon u lahayn wasaarada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=N6FJfL-Zsvs[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS