Beeralayda deegaanka Idhanka ee Gabiley ayaa ka cawdey wasiirka beeraha ee Muuse Biixi magacaabay ee Axmed Muumin Seed oo lagu eedeeyay in hal dhinac kaliya u xaglinaayo oo uu gabay hawshiisa. Hore ayaa loogu baaqay in la eryo maadaama uuna aqoon u lahayn wasaarada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=N6FJfL-Zsvs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS