X

Beeralayda qaar oo sheegay in loo qaybiyay abuur cuduro badan u keenay

Waxa hadda qirin qiir ku jira cuntadii aan cuni lahayn maxaa yeelay abuurkii nala siiyay oo noo keenay cuduro aanaan hore u arag mana jirto cid naga daawaysa ayuu yiri Xasan Geeljire oo isagu beer fale ah.


”Hadda abuurka naloo keenay cudur mooyee ma jirto waxkale oo aan ka faaiidnay waxaanan ku dhow nahay in cuntadii aan wayno ayuu raaciyay.


Beeralayda gobolada Woqooyi ayaa inta badan ka tagay faraha ka qaday beerihii ay falan jireen kadib markii ay waayeen maamul caawiya haddana abuurkii ay dib u beeran lahaayeen loogu bedelay mid suna.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.