23/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Akishe oo sheegtay in kursigoodii ISAAQ qaatey

Beesha Akishe oo sheegtay in kursigoodii ay ku lahaayeen barlamaanka sare ay beesha ISAAQ ku darsatey kuraastooda oo ayna jirin cid wax ka qabataa.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS