18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Makayl-dheere (Samaroon) oo ku biirey xisbiga Muuse Biixi ee Kulmiye

Beesha Makayl-dheere (Samaroon) ayaa ku biirey xisbiga Muuse Biixi ee Kulmiye. Beeshan ayaa shir yeelatey kana hadlay waxay ku doorteen Muuse Biixi. Lama oga in beesha u dhan tahay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWW