X

Beesha Makayl ee Samaroon oo ka qaylidey dhul loo sheegay inayna lahayn

Beesha Makayl ee Samaroon ayaa ka qaylidey dhul loo sheegay inayna lahayn. Dhulkan oo ah dhul beereed ayaa beesha Makayl ku doodeysaa inay haystaan waraaqihii lagu siiyay. Muranka dhulka aya waxa keena dawlad la’aanta.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DeHn38y-LPg[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.