19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Muusafiin (Samaroon) oo sheegtay in iyaga la soo weeraray maamulkana eedeeyay

Beesha Muusafiin (Samaroon) ayaa sheegtay in iyaga la soo weeraray maamulka Booramana eedeeyay. Waxay sheegeen in dadkii idaacadaha ka hadley ay yihiin dambiileyaal.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS