November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Beesha reer Axamad (Samaroon) oo ka qayliyay gudoomiyaha jaamacada Camuud

Beesha reer Axamad (Samaroon) ayaa ka qayliyay gudoomiyaha jaamaxcada Camuud oo lagu eedeeyay inuu dhacayo hantida agoon kadib isagoo markasta leh waxaan haystaa awooda Muuse Biixi iyo Saylici.



”Adeer haddii sharcigu shaqayn waayo gacan ayaanu qaadi ayay yiraaheen siyaasiyiin beesha ah oo gudoomiyaha u sheegay inaanu ku duulin sumcadiisa.

https://youtu.be/7Ob9NGl93ZY



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS