Beesha reer Axamad (Samaroon) ayaa ka qayliyay gudoomiyaha jaamaxcada Camuud oo lagu eedeeyay inuu dhacayo hantida agoon kadib isagoo markasta leh waxaan haystaa awooda Muuse Biixi iyo Saylici.
”Adeer haddii sharcigu shaqayn waayo gacan ayaanu qaadi ayay yiraaheen siyaasiyiin beesha ah oo gudoomiyaha u sheegay inaanu ku duulin sumcadiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS