X

Daawo Iiraan oo si aan hore looga baran ugu dabaal degtay maalinteeda ciidanka xooga

Waxa caadi ah in Iiraan maalinteeda ciidanka xooga dalka ay soo bandhigto gantaalo casriya, gujis noocii ugu dambeeyay iyo diyaarado ay samaysay laakiin sanadkan arintu waa ka duwanayd.



Iiraan ayaa ka mida wadamada uu hadheeyay cudurka Kooro ee bariga dhexe kuwooda ugu daran, waxayna sheegeen in dhimashadu marayso ku dhawaad 5000 inkastoo ay aad uga hoosayso Maraykanka.



Haddaba doorkan ayadoo cudurka Kooro Jiro waxay soo bandhigtey dhaqaatiir, daawoooyin, kalkaaliyeyaal u diyaara ka hortaga cudurka Kooro. Waxa dabaaldegan daawadey madaxda dalkaasi oo maaskaro u xiran tahay, waxana u horeeyay gaadhi wax buufinaya.

Hoos ka daawo



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.