22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha reer Dudub (Samaroon) oo wiilkii Alla yarxamu Cilmi Kabaal u dooratay suldaanka cusub ee beesha

Suldaanada beesha reer Dudub Cusmaan (Samaroon) ayaa Quljeed ku calaamo saaray wiilkii uu dhalay Allaa yarxamu Suldaan Cilmi Fure Kabaal in uu bedelo booskii aabihii. Munaasabad ku saabsan arintan ayaa salaadiintu isugu yimaadeen magaalada Quljeed halkaas oo suldaanka cusub loogu faataxeeyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM