X

Beesha Suldaan Abshir oo ku khasaartey u codeyntii Muuse Biixi oo shir degdega ku baaqdey

Beeshan Bahabar Muuse (Samaroon) ayaa ku khasaartey doorashadii ama u codeyntii Muuse Biixi ayaa loogu darey in suldaankoodii Suldaan Abshir jeelka loo taxaabo weliba loo gudbiyo jeelkii SNM ee Madheera. Beeshan oo hadda ka calaacalsan u codeyntaas ayaa ku baaqay in shir degdega isugu yimaadaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.