X

Beesha Sure (DIR) oo horjooge Siciid Deni ka dalbatey xaquuqda kuraasta ay leeyihiin

Beesha balaadhan ee Sure (DIR) ee degta Butlaan ayaa dalbatey xaquuqda ay ku leeyihiin gobolka oo ah ka yihiin beesha labaad ee ugu badan uguna deegaan weyn. Waxa beesha iyana cabashadooda la wadaaga qabiilada dega gobolka Bari oo iyaguna Butlaan ka qatan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.