Biyo galin gaadhey magaalada Saylac iyo qaar ka mida dadweynaha oo soo dhaweeyay+MUUQAAL
Saylac 18 Dec 2014–Saylac oo hay’ad ka bilowday biyo galin iyo qaar ka mida dadka oo soo dhaweeyay. Magaalada ayaa inta badan laga cabaa biyo dhanaan waxayna dadku sheegeen in biyaha macaan wax badan ka bedeli karto nolosha magaalada.