X

Xildhibaan Axmed Yasiin oo calaacal iyo waano u direy beesha dhexe; miisaaniyada afarta wasiir ee reer Awdal waa hal milyan+MUUQAAL

Hargeysa 18 Dec 2014–Xildhibaan Axmed Yaasiin oo daacad u ah Siilaanyo iyo maamulka beesha dhexe ayaa khudbad dheer oo calaacala iyo waano u direy beesha dhexe sheegayna in reer Awdal ka sugayaan Siilaanyo inuu cadaalad u falo..wuxuu kaloo sheegay in miisaaniyada afarta wasiir ee Gadabuursi leeyahay ay tahay hal milyan iyo badh halka hal wasiir oo beesha dhexe ah uu ku raaxaysto 53 milyan doolar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.