November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Boobe Yuusuf oo canaan kula duldhacay Suldaan Xiireey oo geesinimo muujiyay aqbalayna in oday dhaqameedku talada la wareego

Boobe Yuusuf ayaa canaan kula dul dhacay Suldaan Xiireey oo isagu ogolaaday in oday dhaqameedku la wareego talada ictiraaf raadinta ee Somaliland ka rabto dawlada Somaliya oo ay kula jirtey wadahadal inta badan ay jeceshahay in lagu qabtoi dibedaha. Boobe Yuusuf ayaa ka dhigey taageeradiisa midii xayaysiiska.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM