Waxaa magaalada Muqdisho soo gaadhay booliis Afrikaana oo la kala keenay wadamo kala duwan oo Afrika ah. Waxaana cajiiba inay ku jiraan Siiraliyoon iyo Saambiya, taas oo halisteeda leh.
Wadamadaas sida Siiraliyoon ayaan la ogeyn xanuunada ay dalka keeni doonaan iyo kuwa ay kaga tagi doonaan. Siiraliyoon ayaan welli ka dhamaan cudurka Iboola. Waxa kaaga daran Saambiya oo Somalida xero ku ooday inay ka xoogsanayaan Muqdisho.
”Waa in askarta noocana sida Gaana, Siiraliyoon, Saambiya, iyo Nayjeeriya aan loo ogolaan inay dalka soo galaan, iska daa waxay saxaane, waxay halis ku yihiin dhaqanka iyo saxada dalka ayuu qabaa Cali Calasow.
Afrikaankan ayaa la siiyay muddo laba sanno oo ay ka sii xoogsadaan dalka, haddana waxay bilaabeen inay keenaan askar cusub ayagoo kuwii hore iska fadhiyaan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay