Booliiska magaalada Berbera ayaa qabtey nin iyo naag Oromo ah oo wata sagaal caruura oo Somali ah. Caruurtan ayaa 4 wiilal ah iyo 5 gabdhood waxana la sheegay in ay la socdeen markab saaka ka soo degay Begrbera. Lama sheegin sida ay caruurtan u soo kala qaateen. Caruurtan ayaa da’deedu tahay mid aan sidaa u kala wayneyn.
Booliiska ayaa sheegay in ay caruurtan geeyeen guriga madaxtooyada Berbera halkaas oo loogu qabtey sadex haweena oo koriya ilaa inta la helayo walidkood.
Caruurtan iyo kuwa wata ayaa la sheegay in safaarada Somaliya ee Sanca looga soo gooyey noqosho. Waalidiintii dhalay ayaan la ogoyn xaalada ay ku sugan yihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay