X

Booliiska Burco oo beeniyay inay xirteen xaaska Xaglatoosiye

Booliiska Burco ayaa beeniyay inay xirteen xaaska Xaglatoosiye kana waramay eedaymaha Xaglatoosiye jeediyay ee ah inay jeelka u taxaabeen xaaskiisa iyo laba gawaadhi.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GdQkiiUu2Ms[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.