Booliiska Ingiriiska ayaa war ka soo saaray muslimiin ciida tukanaayay oo gaadhi jiirey magaalada ku taala Woqooyiga dalkaasi ee Newcastle halkaas oo dhaawac jiro.
Booliiska iyo dad ka ag dhawaa xilliga gaadhigani dadka jiirayay ayaa sheegay in la hayo haweenay gaadhiga wadey oo dadku ku sheegay in ay lumisay wadadida gaadhiga.
Waxa goobta dhaawac ka soo gaadhey qoys isku dhawaa oo ay ku jirto caruur mid ka mida xaalkiisa laga deyrinayo.
Dhacdadan ayaa lagu bilaabay baadhitaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay