X

Booliiska Kiiniya oo sheegay inay qaban karaan Rooble Baahane

C/wahab sh C/samad

Rooble Baahane ayaa ka soo baxsaday Kiiniya ayadoo loo diyaariyay maxkamad midna ka sugayso dalka uu ka dhiiban yahay ee Iswidhan, Rooble Baahane ayaa la aaminsan yhay inuu caruurtiisa gaystay Ingiriiska.



Haddaba baxsadka Rooble Baahane ee uu ka soo baxsaday Kiiniya ayaa imaanaysa kadib markii ehelada dulmane Dr C/wahaab C/samad ay dalbadeen in aan loo ogolaan inuu baxsado oo uu horyimaado sharciga Kiiniya.

”Anagu waan soo qaban karnaa Maxamed Xuseen Rooble (Baahane) ayuu yiri booliis diiday inuu magaciisa sheego laakiin ku daray waase markaan helno amar qabasho ah ilaa hadda amarkaa ma hayno.



Rooble Baahane oo Iswidhan maxkamadi u taalo ayaa ka baqay Yurub oo dhan maadaama ay codsan karaan in la soo qabto, waxana la aaminsan yahay inuu dabada ka galayo Xasan Culusow iyo Imaaraadka oo la sheegay inay kharash ku taageeri doonaan.


”Ma dheera xilliga la qabanayo ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.