09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Booliiska Maraykanka oo sii daayay sawir nin Afganistaan u dhashay oo dhalasho la siiyay hadana qaraxyo gaystey

Booliiska gobolka New York ayaa sii daayay sawirka nin 28 jir ah oo u dhashay dalkaasi Afgaanistaan oo Maraykanku dhalasho siiyay hadana ku kibrey dalkii martigeliyay.

Booliiska ayaa sheegay in ninkani uu khatar yahay hadana baxsad yahay oo ay ku daba jiraan kana fogaadaan. Booliiska ayaa sheegay in walxaha qarxa laga buuxiyay dheryo cuntada lagu karsado oo naqaska ku shaqeeya.

Dheryahaas laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa booliisku qarxiyay iyagoo isticmaala roobotka socodka. Ma jiraa cid wax ku noqotey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS