X

Booliiska Muqdisho oo sheegay rag oo qabtey dilal foolxun oo magaalada ka dhacay

Booliiska Muqdisho ayaa sheegay rag oo qabtey dilal foolxun oo magaalada ka dhacay maalmihii ugu dambeeyay. Dilalkan fuleynimo ayaa waxa gaysta kooxda gaalaynta ayagoo taageero ka helaya shaqsiyaad dawlada ku xiran ama ku jira oo laba wejiileyaala.


Jeneraal C/laahi Xasan Bariise ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ay dilka marxuumad hooyo Aamino u soo qabteen ciidankii ilaalada ka hayay Jaamacadda, macalinka xiisada bixinayay iyo eedeysanayaal kale.


Jeneraal Bariise ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka booliska ay soo qabteen raggii ka dambeeyay dilkii loo geystay Axmed Dawlo oo shalay xaafada Towfiiq lagu dilay, kadibna la gubay, isaga oo sidoo kale tilmaamay dhammaan dadka la soo qabtay inay ku socdaan baaritaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.