Booliiska Muuse Biixi ee Boorama ayaa durba rasaas ku bilaabay dadka shacabka ah. Intii doorashada loogu shubey Muuse Biixi waxa gobolada Somaliland lagu diley laba qof oo dhalinyaro ah.
Shalay waxa magaalada Boorama booliisku baacsaday dad shacaba waxayna ku rideen rasaas nool oo dhaawac ka uu ka soo gaaray gabadh gurigeeda jooga.
Dadka booliisku dilo ayaa noqda nin dameeri dishey ayadoo aan waajibkiisa la marin shaqsiyaadka Muuse Biixi ka amar qaata ee amrey in magaalada rasaas lagu dhex rido.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay