12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Booliiska Somaliland oo ka hadlay xariga loo gaystey majaajileyste Dabcasar

Booliiska Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xariga loo gaystey majaajileyste Dabcasar. Dabcasar ayaa shalay lagu garaacay Hargeysa waxana falkaasi aan jeclaysan dadweynaha magaalada oo aad uga helay majaajilada iyo qosolka uu ka hadlo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jskICwbOjn4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS