Booqashadii madaxweyne Farmaajo ku tagey gobolka Galguduud ayaa guul ku soo dhamaatey. Madaxweynaha ayaa magaalooyinka u dambeeyay ee uu booqdey at dadku ruxayaan calanka Somaliya oo kaliya.
Dadka ayaa si aada u quruxbadnaa una labisnaa. Madaxweynaha ayaa dadka u sheegay in dalku welli noolyahay haddana qaadaya wadada horumarka.
Goobaha uu booqdey ayayna ka jirin kaabayaasha aasaasiga u ah nolosha sida biyaha, caafimaadka hooyada iyo dhalaanka, hadana dadku u soo baxeen madaxweynahooda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS












Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay