X

Boorama ma dad aan salaada tukan baa xoolaha u qala

Boorama ma dad aan salaada tukan baa xoolaha u qala. Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ayaa fariin ku saabsan salaad tukashada u direy dadka magaalada xoolaha u qala. Lama garan karo in Somali u qasho xoolaha iyo inay dad kale yihiin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=i8h2KX8znIQ[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.