X

Sirta ka dambeysa naag ninkeeda ku sheegtay khaniis oo dibedda u soo baxdey

Sirta ka dambeysa naag ninkeeda ku sheegtay khaniis kadib markey isasoo dhiogtey baraha bulshada ayaa dibedda u soo baxdey. Cod uu sii daayay ninkeeda ayay ku qiratey waxyaabo badan.


Codkan oo la xaqiijay ayay ninkeeda weydiisanayaa cafis iyo in khaladka dhacay ayna ku noqon doonin. Waa naagtii labaad oo si anshaxa diinta ka baxsan u ceebaysa ninkeeda. Baraha bulshadu qaris maleh.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GCfOInKOTvw[/embedyt]


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.