X

Boorama oo ayda khaati ka taagan iyo maxaa xala si labadu u wada noolaadaan+MUUQAAL

Boorama–Magaalada Boorama ayaa aydu ku bateen iyadoo aan jirin sidii labadani u wada noolaan lahaayeen. Ayda ayaa tarankeedu kordhay sababo la xiriira cunto diyaara iyo iyagoo haysta meelo ay ku noolaadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.