X

Boorama oo boqol jirsatey waa barnaamij lagu xusi doono

Boorama oo boqol jirsatey waa barnaamij lagu xusi doono oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyar is xilqaantey. Waxa barnaamijka xuska ka qayb gelidoona ruug cadaa wax ka tilmaami kara horumarka magaalada oo u badan guryo la dhisay laakiin welli u maqan yahay waxyabihii nolosha aasaasiga u ahaa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.