X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri xaqiraadii Bulxan iyo shirka la sheegayo

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri xaqiraadii ninka la yiraa Bulxan oo macalina kana qaybgalay dood lagu sheegay Somaliland iyo Somalida inteeda kale oo Jabuuti ka dhacay oo uu ku xaqirey Samaroonka.

Siyaasiga ayaa sheegay haddii shirar dambe oo loogu magacdaro Somaliland iyo Somalida la qabto ay ku Jiri waayaan reer Awdal ay masuuliyada qaadayso dawlasda dhexe.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=SGvqoPV_Ans[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.