X

Boorama oo dooratey gudoomiye cusub iyo ku xigeenkiisa

Maxamed Axmed Warsame

Xisbiga Wadani ayaa ka soo dhalaalay degmada Boorama halkaas oo ay ku doorteen gudoomiye cusub iyo ku xigeenkiisa. Dhaqaalaha ugu badan ee laga aruuriyo degmada Boorama ayaa toos loogu shubaa Hargeysa. Shalay ayaa dib loo dhigey doorashada ayadoo Muuse Biixi rabay inuu laaluusho xildhibaanada.


Lama garan karo waxa gudoomiyaha cusub soo kordhin karo xilli amagaalada baahiyaha ka jiraa ay aad u kordheen, ayadoo maalina biyo cabta maalina bilaa biyo ah. Boorama oo geri go’ana ayaa waxa la sheegayaa in Muuse Biixi isku dayay dhowr jeer inuu joojiyo mashruuca wadada ee Boorama ilaa Saylac.


Sida keliya ee gobolkan ku heli karaa inuu isku filnaasho uu gaadho ayaa ah inuu iskii u tashado. Gobolkan ayaa 30 sanno ah ay ka qasaartey lana mid ahaan lahaa wadamada caalamka ee hormaray.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.