12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Boorama oo laba xaafadood laga bedelay magacii maxaase lagu bedelay

Boorama waa magaalo xadaarad weyn leh waana hooyadii fanka Somaliyeed inkastoo markii dambe Hrgeysa kala wareegtay dadkii fanka bilaabeyna u kala tageen Hargeysa iyo Jabuuti. Laba xaafadood oo ka mida ayaa lagu bedelay magacannku haboon. Fanaanka Farxaan oo marhore u waramay ARAABINEWS ayaa ku guuleystay arintan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS