07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Boorama oo laga xusey maalinta madow ee 4-ta Feeberweri ee xasuuqii SNM

Maalintan madow ayaa SNM oo wadata askartii Mingeste ay xasuuq xun ku gaysteen shacabka reer Awdal min Dilla ila Saylac. Dhimashada oo xad dhaafa ayaa lagu qiyaasa inay gaarayso 2000 ilaa 4000 inta u dhaxaysa. Waxa hogaaminaayay dhiigya cab Muuse Biixi iyo Siilaanyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS