November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Boorama oo markale la qabtey khamri soo galay

Boorama ayaa markale la qabtey khamri soo galay. Waxa magaalada lagu gubey khamri aad u farabadan oo ka soo gala magaalada dhanka Itoobiya oo la sheegay in lagu keenay bajaajta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pD-Wf0OprGs[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS