X

Boorama oo xero dabdamis loo dhagaxdhigey iyo taliyaha dabdamiska oo been u sheegay dadka

Boorama ayaa xero dabdamis loo dhagaxdhigey iyo taliyaha dabdamiska maamulka Somaliland ayaa been u sheegay dadka markii yiri Siilaanyo ayaa suurtageliyay in gobolku dabdamis yeesho halka reer Awdal iyagu soo iibsadeen gawaadhida dabdamiska.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.