November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Boostaro uu ku sawiranyahay Prof Axmed Samatar oo ku biiraya xisbiga Muuse Biixi

Shacabka reer Awdal ayaa marhore quus ka gaadhay Prof Axmed Samatar oo soo dhaweyntiisii ay ku khasaareen hadana la sheegayo in uu ku biirayo xisbiga Muuse Biixi.

Dadka Boorama oo aan wax ka waydiinay bal in ay kala jecelyihiin xisbiyada beesha dhexe ayaa muujiyay in ay isku mid yihiin laakiin ay hungoobeen Prof Axmed Samatar kana filayeen bal inuu lacagta kalinimada uu ku yahay uu masaakiinta wax ka siiyo laakiin la soo fadhiistey heeso loogu talagalay dad dheregsan.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Prof Axmed Samatar la taliye u noqonayo Muuse iyo Saylici uuna ku doortey in midna isku reer yihiin midna abti u yahay uuna geli kari waayay xisbiga Habar Yoonis ee Wadani.

Ilaa hadda ma jirto war rasmiya boostaranda waxa soo sawirtey taageerayaasha Kulmiye.

13419162_838820926249110_4109860830358842189_n[1] 13434892_838820172915852_140912703137212565_n[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS