18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Boqolaal hal mar laga badbaadiyay badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga: ARAG muuqaal cusub

Muuqaalkii ugu dambeeyay ee ka imanaya badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga ayaa laga badbaadiyay boqolaal dad nolo doon ah oo ku soo rafaaday Liibiya. Dadkan ayaa laga soo qaatay boqolaal doolar iyadoo hadda laga walaacsan yahay tuulooyin badan u soo tahriibaan wadamada Yurub.

Rashiidf Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM