28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Boqolaal Somali ku jirto oo ku nafwaayay badda u dhaxaysa Masar iyo Giriiga: SAWIRO

Boqolaal ayaa ku nafwaayay badda u dhaxaysa Masar iyo Giriiga markii doontii ay saarnaayeen ay la degtay xalay saqdii dhexe. Dadka la soo badbaadiyay ayaa waxa ku jirey Somali, Eritariya, Suudaan, Masaari iyo Itoobiyaan.

Masar ayaa lagu canaantey in ayna hore ugu dirin Markab badbaado. Dadka doonta saarnaa ayaa lagu sheegay in ay gaarayeen shan boqol oo qof, waxana hadda la soo badbaadiyay ilaa 190 qof.

Dadka la soo badbaadiyay ayaa sheegay in doontu ay muddo ku sugneyd xeebta ilaa la gaarsiiyay shan boqol oo qof oo at si xun u ciirciireysay markii ay dhaqaaqdeyba.

xed wqa

reexed

Rashiid Celaanyo

ARAABINEWS