X

Boqorka Gabooyaha oo qayladhaan direy: gudde iyo dibedba ka kaca

Boqorka Gabooyaha ayaa qayladhaan direy kadib markii Muuse Biixi bilaabey inuu dadka Gabooyaha ugaadhsado. Boqorka ayaa dalbadey in gudde iyo dibedba laga kaco. Waxa dhalinyar lagu xirey in ay sameecad furteen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xfHSDyz4-yw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.