X

Cabdiqaybdiid oo sheegay in ciidanku mushqusha ugu galeen xaaskiisa: MAQAL

Cabdi Cawaale (qaybdiid) gudoomiyaha gudiga dastuurka ayaa sheegay in ciidankii soo weeraray gurigiisa inay mushqusha ugu galeen xaaskiisa kana qaateen telefoono iyada iyo gabadhiisa.



Maanta ayay ahayd markii ciidan ilaa hadda an la garanayn ay baareen guriga xidhibaanka oo aan joogin gurigiisa. Waxaanad is waydiin kartaa halka ilaaladiisu joogeen.



Hoos ka dhegeyso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.