23/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Boqorka Gabooyaha oo si adag uga hadlay sheegashada Nimco Yaasiin Caraale

Boqorka Gabooyaha ayaa si adag uga hadlay sheegashada Nimco Yaasiin Caraale ee ah inayna ka dhalan beeshaas sharafta leh ee Gabooye laakiin ay ka dhalatey ISAAQ. ‘Nimco oo marhore laga waraystey arintan ayaa sheegtay in ay luntey sidaana lagu soo korsadey ayna ku soo korsadeen qoyska Gabooyaha.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Z51Ngzj1nPg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS