X

Boqorka Gabooye oo kabaha la dulmaray Saylici oo ka reebay dhexdhexaadinta beelaha ISAAQ

Boqorka Gabooye ayaa kabahala dulmaray Saylici oo ka reebay dhexdhexaadinta beelaha ISAAQ ee ku dagaalamaya Ceelafweyn. Boqorka Gabooye ayaa yiri malaha Boorama ayuu moodey inay janadu leegtahay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9rk2Hhkh0-w[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.