Xulka qaranka dalkaasi Uruguay ayaa barbaro la galay xulka qaranka Brazil oo gurigooda ku ciyaarayay. Brazil ayaa daqiiqado kadib gool ka dhalisay Uruguay kana yaabsatey waxayna isla daqiiqado kadib dhalisay goolkii labaad waxana la is lahaa ciyaartani waa dhamaatey.
Waxase weeraro kadib Uruguay u suurto gashay in ay barbareyso xataa diqi ku sigatey in guushu raacdo waxana kaalinweyn ka qaatey ciyaaryahanka reer Uruguay ee Suarez oo hadda u ciyaara Barcelona oo ku soo noqdey ciyaaraha caalamiga ah.
![BBqWGno[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/BBqWGno1-300x169.jpg)

![brazil-football-1455785990-800[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/brazil-football-1455785990-8001-300x199.jpg)

![luissuarez-cropped_15egqnfa76pyw1h5ve4yruk8hj[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/luissuarez-cropped_15egqnfa76pyw1h5ve4yruk8hj1.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay