09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Budhcad huteel ku weerartay Hargeysa iyo mulkiilaha oo ka hadashay sida wax u dhaceen

Amaan daro isa soo taraysa ayaa ka dilaacday Hargeysa halkaas oo koox afka soo duubatay sida argagixisada shabaab loona badinayo in argagixisada lafteedu bilowday in ay huteelada weerarto ayaa ku qaaday huteel Crown oo ku yaal Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS