X

Bukaan qaba sadex cudur oo dhexmadoobe ah oo Hindiya ku dhintey

Hindiya oo aad u qarinaysa faafifa hargabkeeda cusub ee Karoonaha aya waxa dadka ugu biirey mudooyinkii dambe dhexmadoobe ku dhacaya wejiyada dadka. Dhexmadoobaha oo afka qalaad lagu yiraa FUNGUS ayaa waxa u dhintey nin sadex nooc qaba.


Ninkan Hindiga ah ayaa ka raysanayay hargabka Karoona nooca Hindiya ayaa u dhintey sadex nooc oo cudurka dhexmadoobaha ah. Inkastoo dadka badankiisu u dhiman dhexmadoobaha haddana waxa jira cuduro ku sii faafa dhexdiisa.


”Dhexmadoobe jaalle ah ayaan ka helnay bukaanka markaan kaamaro ku dhaadhicinay oo ay u dheertay dhexmadoobe cad iyo madow waxana ka yimi dhiig ay keeneen sunta ku jirtey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.