X

Turkiga oo markale ciidan dhisan u tabaray Somaliya : SAWIRO

Dugsiyada tababarka ee askarta ee Turkiga ayaa waxa ka soo baxay cutubyo kale oo ka tirsan Gorgor oo ah ciidan aad loo baqo kana fog qabiil oo u daacada qaranka. Cutubyada kale ee Gorgor ayaa aad ay argagxisadu uga baqtaa.


Ciidanka aya dalka dib ugu noqday markii tababarku u hamaaday. Dawlada Turkiga ayaa si daacada u tababarta ciidan qaranku yeesho.

Munaasabadda tababar soo xirida ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin ka socda dawlada dhexe ee Somaliya iyo Turkiga.


U qeyb sanaha Arrimaha Ciidamada ee safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga  Janeraal Maxamed Maxamuud Xuseen (garabeey) ayaa sheegay in Ciidamadaan ay yihiin dufcadii 7aad ee tababar ku qaata dalka Turkiga, isla markaana tababarada ay sii socon doonaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.