Bulshada caalamka ee danaysa arimaha Somaliya ayaa war ka soo saartey doorasho ka dhacday Jowhar oo ay ka qaybgaleen laba musharax oo la diidey in ay tartamaan.
Labadan musharax ayaa kala ah Maxamed Cabdullahi Xassan iyo Axmed Sheekh Nuur waxayna rabshado ka gaysteen Jowhar halkaas oo dad la dhaawacay.
Labadan Musharax ayaa ku tartamay laba kursi oo at lahaayeen qabiilka Jidle oo si xooga u dega gobolka Shabeelaha dhexe ayna ka xoogeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![_91951395_c5896ee2-6cd6-4ff3-a4ba-e6bf947821bf[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/91951395_c5896ee2-6cd6-4ff3-a4ba-e6bf947821bf1-1-300x169.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay